Jawiga cusub ee wax-barashada YouTube Stats - ViralVibes
Jawiga cusub ee wax-barashada
Subscribers
Total Views
Videos Published
Est. Revenue
About
Asc. Magacaygu waa Maxamed axmed (Dr.MACHs). Waxaan ahay arday jaamacadeed, dhigtana kulliyadda caafimaadka. Waxaan daneeyaa si guud ahaaneed waxyaabaha xiriirka la leh hal-abuurka iyo wax-barashada iyo sidoo kale wax kasta oo saamayn ku leh kobcintooda. Waxaan jeclahay inaan soo bandhigo wixii nuxur leh ee uu khayr ku jiro, islamarkaana aan isleeyahay waad la wadaagi kartaa, garaadkoodana waad ku biirin kartaa. Sidaas darteed, waxaan rabaa inaan idiin soo gudbiyo muuqaallo kala duwan oo ay kamid yihiin kuwa kan: 1) Macne-furka murtiyada iyo maahmaahyada 2) Cilmiga Diinta 3) Barnaamijyada wax-ku-oolka ah ee xoojiya tayada iyo geeddi-socodka wax-barashada ardayga Hi there ! My name is MACHs & I am a medical student. I am going to share with you productivity videos related to things that derive education such as flashcard apps like anki( both Ankidroid & anki desktop). Also in my future uploads; there will be other high yield programs relevant to things that matter in life.
Channel Info
Performance
Your recent videos average 240 views. Growing this number is the fastest path to higher ad and deal revenue.
Growth tracking initializing
A baseline was just set — come back in 7+ days to see your 30-day growth rate.
Viral Pattern
0 outliersNo 3x breakouts in the last 17 uploads.
Content Breakdown
You may also like
🎓 Education →Similar creators
🎓 Education →How Jawiga cusub ee wax-barashada compares
vs 61,165 creators in Education