Edris Gab YouTube Stats - ViralVibes
Subscribers
Total Views
Videos Published
Est. Revenue
About
Hargeisay ha dheeyilin Hargeisay ha dheeliyin. Ha dhantaalmin waligaa. Dhulku Eebe doortaad. Dhulku Eebe doortaad. Dhalashada Ku raacdoo. Xaramkaad ku dhowdahay. Dhaqanka iyo diintoo. Waxaad dhiig ku leedahay. Dhoobada Madiinoo. Dhuuxiyo laftaada. Lagu dheehay khayroo. Weliyaa Dhiskaagiyo. Dhidibkaaga taagoo. Hargeisay ha dheeliyin. Ha dhantaalmin weligaa. Biyahaagu waa dheef. Dhuuniga sidisoo. Dabayshaada dhabataa. Cudurada dhirbaaxdoo. Dhaxaniyo ma lihid baraf. Kugusoo dhacaayo. Dhadadaadu waa roob. Dharab dooga bixiyee. Dhidid iyo kulayl ma leh. Milicdaada dheeriye. Hargeisay Hargeisay Hargeisay. Codkii: Sahra Ahmed Jamac. AHU. Ereyadii: Abwaan Abdi Adan Xaad "Cabdi Qays" Viva. Somaliland Republic Viva Somaliland Jiir & Joog
Channel Info
Connect
Performance
Engagement is 1.6Γ category avg. Brands pay a premium for channels whose audiences actually interact.
Growth tracking initializing
A baseline was just set β come back in 7+ days to see your 30-day growth rate.
Rankings
Content Breakdown
You may also like
π·οΈ People & Blogs βSimilar creators
π·οΈ People & Blogs βHow Edris Gab compares
vs 163,566 creators in People & Blogs